Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle iyo ku xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabislan Soomaaliya Md. George Conway, ayaa wadajir u guddoomiyay…
Category
WARARKA MAANTA
Maanta oo Sabti ahi waxaa xarunta golaha shacabka ee Villa Hargeysa ka furmaya kalfadhigga 5-aad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya labadiisa Aqal. Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa furaya kalfadhigga,…
Waxaa magaaladda Laascaanood maanta laga daaah furey Imtaxaanaadka Fasalada 8 aad . Waxaana ibo furey Madaxwayne ku xigeenka SSC-Khaatumo. Sidoo kale Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada SSC-Khaatumo Marwo Farduus Qaran…







