Awdheegle(WMN)-Sarkaal ka tirsanaa Alshabaab ayaa lagu dilay howlgal qorsheysan oo Ciidanka Gorgor ay ka fuliyeen duleedka degmada Awdheegle ee Gobolka Sh/Hoose, Taliyaha Ururka 1-aad ee Gorgor Cabdisalaan Jaamac Xasan ayaa…
WARARKA MAANTA
Howlgalo ka dhan ah Al-shabaab ayaa Lagu sameeyay degaano ka tirsan Buur-Hakaba
Buur-Hakaba(WMN)-Ciidanka Boliiska Gaarka Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa howlgal lagu Bacsanaayo kooxda al-shabaab ka sameyey Deegano Hoos yimaada Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay . Howlgalka Waxaa horkacyey Taliyaha Ciidanka daraawiishta…
Wasiir Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Danjiraha Midowga Yurub u fadhida Soomaaliya
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Danjiraha Midowga Yurub u fadhida Soomaaliya Marwo KAREN Johanson. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta…
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka tacsiyeeyey geerida ku timid Guddoomiyihii hore BF Soomaaliya Professor Jawaari.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyey geerida ku timid Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, oo ku geeriyooday maanta magaalada…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo tacsi u direy ehelada Prof Jawaari Alle ha u naxariistee
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa tacsi u diray guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan qoyska iyo ehelka uu ka baxay Allaha u naxariistee, Guddoomiyihii…
Gudoomiyihii hore ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ku geeriyoodey magaalada Muqdisho.Tanina waa taariikhiisa oo koobanMaxamed Sh. Cusmaan jawaari waxa uu 7dii bishii December ee sanadkii 1945tii ku dhashay degmada Afgoye…










