Safiirka UK ee Mexico ayaa lagu soo warramayaa in uu ka tagay shaqada horaantii sanadkan kaddib markii uu qori ku taagay mid ka mid ah shaqaalaha safaaradda oo ah dadka…
Category
WARARKA MAANTA
Wasiirka Amniga Gudaha XFS ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu daahfuray dib-u-dhis iyo casriyeyn lagu sameeyey taliska qeybta guud ee ciidanka Taraafikada.
written by Warsan Radio
Wasiirka Amniga Gudaha XFS Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu daahfuray dib-u-dhis iyo casriyeen lagu sameeyey taliska qeybta guud ee ciidanka Nabad-gelyada waddooyinka ee (Traffic).…
Wasaarada Amniga Xukuumadda Soomaaliya oo ka hadashay Colaada gobolka Galgaduud
written by Warsan Radio
Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda ayaa baaq nabadeed u dirtay beelaha walaalaha ah ee ku dagaallamaya deegaanka Laandheer ee waqooyiga Galgalduud, waxayna laamaha ammaanka Dawlada Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Galmudug…










