Wararka aan ka heleyno degmada Doolow ee Gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in xaalad adag oo hubanti la’aan ah ay ka taagan tahay degmadaasi, kadib markii Webiga Jubba…
Category
WARARKA MAANTA
Danjire Jabriil oo daaffuray Xarun cusub oo lagu tababarayo ganacsatada Soomaaliyeed
written by Warsan Radio
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya. Mudane Jabril Ibrahim Cabdulle ayaa maanta ka daahfuray Jaamacadda Strathmore gaar ahaan kuliyadda Business School, xarun cusub oo lagu tababarayo ganacsatada Soomaaliyeed. Xarunta ayaa…
Gudoomiyaha Golaha shacabka iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo gaaray dalka Jabuuti
written by Warsan Radio
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ku gaaray magaalada Jabuuti ee caasimada Jamhuuriyadda Jabuuti. Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo…










