Wararka aan ka heleyno magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in laga cabsi qabo inuu maanta magaaladaasi ku fataho Webiga Shabeelle ee dhexmara, kadib markii webiga uu biyo…
Guddoomiyeyaasha labada aqal ee BFS oo marti qaad rasmi ah ka helay dowladda Turkiga ayaa maanta ka qeyb galay shirka 5-aad ee Baarlamaanka Al-Qudus oo uu si rasmi ah u…
Wafdi heer sare ah oo ka socdey Midawga Afrika oo uu hogaaminayey madaxa Midawga Afrika Waaxda Taageerada Hawlgallada Nabadda (#AUPSOD), Gen. Cheick Dembele ayaa la kulmey wakiilo ka socdey wadamada…