Wafdi ka socday Dowladda Somalia oo Shirweyne uga qeyb galay Talyaaniga written by Warsan Radio 21/04/2024 Wafdi ay hoggaamineysay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Xildhibaan Nuura Mustaf Mukhtaar oo ay qeyb ka ahaayeen Jaamacadda umadda iyo Akademiyada Dhaqanka Cilmiga iyo Suugaanta ayaa Booqasho rasmi ah ku tagay magaalada Trieste ee Dalka Talyaaniga.Intii ay ku sugnaayeen magaalada trieste wafdiga waxa ay ka qeyb galeen Shir looga hadlaayay arimaha waxbarashada iyo dhaqanka oo ay soo qabanqaabisay jaaliyadda soomaaliyeed ee magaalada trieste.Sidoo kale wasiiradda iyo wafdigeeda waxa ay booqdeen goobaha waxbarashada magaalada oo ay ka mid ahaayeen jaamacadaha iyo Dugsiyada farsamada waxa ayna kulamo gaar ah la qaateen maamulka gobolka iyo kan magaalada iyagoo ka wada hadlay sidii looga wada shaqeyn lahaa horumarinta waxbarashada iyo dhaqanka.Ugu dambeyn wasiiru dowlaha ayaa ka qeyb gashay xarig jarka bandhig sawireed lagu soo bandhigay taariikhdii hore ee magaalada muqdisho waxa ayna ka hadashay xiriirka soo jireenka ah ee dowladda talyaaniga iyo dowladda soomaaliya waxa ayna u mahad celisay Jaaliyadda soomaaliyeed ee soo qaban qaabisay barnaamijkaas oo u ugu horeeyo guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Magaalada Trieste Dr Ahmed Fiqi Cilmi. Wafdi ka socday Dowladda Somalia oo Shirweyne uga qeyb galay Talyaaniga was last modified: April 21st, 2024 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Turkiga iyo Masaarida oo mideeyey Aragtidooda ku aadan Arrimaha Somalia next post Tiradii ugu badneyd Al-Shabaab ah oo isku soo dhiibay laamaha ammaanka You may also like Maamulka Gobolka Banaadir Oo Bulshada U Diray Farriin Ku Aaddan Bilicda Caasimadda Iyo Amniga 19/12/2022 DAAWO MUQAALKA WARBIXIIN LAGA SOODIYAAD EGMADA CEELBERDA 24/09/2017 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 10/05/2021 Ra’iisul Wasaare Abiy oo dib uga laabtay Jabuuti, kadib shirkii shalay 15/06/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 20/05/2021 Weerar dhimasho badan dhaliyay oo laga fuliyey dalka Canada 20/04/2020 Video:-Golaha Wasiirada oo kulankoodii caadiga ahaa uga hadlay qodobo dhowr ah 26/10/2017 Faafaahin Dad Isku Qoys Ahaa Oo Lagu Laayay Degmo Ka Tirsan Gobolka Bakool 25/11/2020 Golaha Wadatashiga Qaran oo la kulmay Wakiilada Beesha Caalamka 24/08/2021 Aqriso Warbixin:- Maamulka Degmada Baardheere oo sheegay xaasaska Shabaab markii ay ka saareen Magaalada inay heleen amni 05/12/2016 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.