Aqoon isweydaarsigan oo socday muddo 5 cisho ah isla-markaana ay si wadajir ah u soo qaban qaabiyeen Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka iyo Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan ka digista xaaladaha…
Millatariga Lubnanayaa sheegay in duqeyn cirka ah oo ka timid Isra’il lagu dilay labo askari oo ka tirsan millatariga halka ay dhaawacmeen saddex kale, saacado kaddib marki millatariga Isra’il ay…
Weerar ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Xisbullah ayaa lagu dilay ugu yaraan afar askari oo Israa’iiliyiin ah, tiro kalena waa lagu dhaawacay. Milatariga Israa’iil ayaa sheegay in 7…
Wararka ka imaanaya magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in saaka halkaasi ay ka dhacday israsaasayn culus oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira. Israsaasayntan ayaa ka dhacday…
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo maanta magaalada Nairobi ka furay tababar ku saabsan baarista iyo xaqiijinta dukumintiyada was last modified: October 14th, 2024 by Warsan Radio