Dowladaha Masar iyo Sacuudiga ayaa si wadajir ah u muujiyey taageeradooda madax-banaanida dhuleed ee Soomaaliya, taas oo qayb ka ah qorshayaal cusub oo lagu xoojinayo nabadda iyo amniga gobolka. Riyadh…
WARARKA MAANTA
Wasiirka Qorsheynta XFS oo sheegay in lagu guuleystay kordhinta dhaqaalaha iyo yareynta faqriga
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS Maxamuud C/raxmaan Faarax oo ka hadlay kulanka todobaadka warbaahinta ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay ku guuleysatay yareynta faqriga ,isla markaana ay…
Soomaaliya oo loo ansixiyey Mashruucii u gaar u ah maalgelinta sare u qaadidda Adkeysiga Cimilada
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimillada Soomaaliya Amb Khadija Mohamed Al-makhzoumi iyo wafdi ay hogaamineyso ayaa ka qeybgalay Kalfadhiga 40aad ee Guddiga Sare ee Sanduuqa Green Climate Fund. Kalfadhigan oo…
Puntland oo soo rogtay amar Culus oo ku aaddan bacda halka mar la isticmaalo
Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada ee dowlad goboleedka Puntland ayaa deegaanada maamulkaas ka mamnuucday isticmaalka Bacaha halka mar la isticmaalo. Warqad kasoo baxday Wasaaraadda ayaa lagu sheegay in maanta laga…
MW Xasan Sheekh oo ka qeybgalay munaasabad lagu soo dhaweynayey Markabka ORUC REIS
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kaga qeybgalay Dekedda Muqdisho munaasabad lagu soo dhaweynayey Markabka ORUC REIS oo baaris ku sameynaya shidaalka dalkeenna ayaa xusay rajada ay…










