WARARKA MAANTA
Muuse Biixi oo Aqbalay in Natiijadii laga soo saaray doorashadii looga guulaystay
Madaxweynihii hore ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa hambalyeeyey Madaxweynaha ay dhawaan doorteen shacabka reer Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro). Sidoo kale Muuse Biixi ayaa aqbalay oo soo dhaweeyey natiijada…
Wasaaradda howlaha guud KGS oo ka warbixisay Xeerka dhuulalka magaalooyinka KGS.
BAYDHABO(WMN)–Marka laga hadlaayo arrimaha is qabqabsiga dhulalka magaalooyinka koonfur galbeed soomaaliya waa dhibaatooyinka ugu badan xiligaani ka taagan sida dhulalka dowladda iyo kuwa ka dhaxeeyo bulshada ee degaanka u ah.…
DEG DEG: Axmed Madoobe oo markii saddexaad loo doortay hoggaamiyaha Jubbaland
Kismaayo (CKG) – Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa markii saddexaad loo doortay hoggaamiyaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland, kadib doorasho maanta ka dhacday magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.…
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka, Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa soo xiray shir lagu soo bandhigay nidaamyo loo marayo maalgalinta mashaariicda maaraynta musiibooyinka ee dalka, kaasoo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Maaliyadda…
Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sharci darro ku tilmaamtay doorashadii ka dhacday Kismaayo ee lagu doortay Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), kaasoo shalay markii saddexaad loo doortay madaxweynaha Jubbaland.…










