Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa hambalyeeyey Axmed Madoobe oo markii saddexaad doorasho uu qabsaday kusoo baxay, taas oo shalay ka dhacday magaalada Kismaayo. Madaxweyne Deni ayaa wuxuu ugu baaqay…
Category
WARARKA MAANTA
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo xalay yeeshay kulan deg-deg ah ayaa ansixiyey heshiisyo dhowr ah oo kala ah hindise sharciyeedka iskaashiga Garsoorka Caalamiga ah, heshiis is-afgarad oo u…
Sii Hayaha duqa Muqdisho Yuusuf Madaale oodaahfuray xarunta Keydka Talaalka Gobolka
written by Warsan Radio
Sii-Haayaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daahfuray xarunta Keydka Talaalka Gobolka Banaadir oo noqon doonta xarunta dhexe ee Keydka Talaalka Magaalada…
Garaad is a new robot developed by Zamzam University in Mogadishu, Somalia, as part of an effort toward technological advancement in the country. Led by Abdiasis Hassan Ahmed, head of the university’s technology department,…









