Dowladaha Ruushka iyo Mareykanka ayuu maanta shir uga furmay Magaalada Riyadh, iyadoona ajandaha ugu weyn ee shirka looga hadlayo uu yahay dagaalka Ukraine. Dhinaca Ruushka ayaa waxaa shirka uga qaybgelaya…
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Nairobi ee Caasimada Dalka Kenya kulan kula qaatay Safiirka Dowladda Sweden ufadhiya Soomaaliya Joachim Waern. Kulanka ayaa lagaga hadlayay…
Todobaadkan Barnaamijka Waxa uu ku Saabsan yahay doorka dhalayarada ku leeyihiin nabad dhisia somalia Barnamijka waxaa diyaarisay Radio Warsan iyo BBC Media Action waxaan maalgelisay Midowga Yurub (European Union). Dhageyso:-Barnaamijka…
Madaxweyne Xasan shiikh oo ra’iisul wasaaraha Itoobiya kusoo dhaweeyay magaalada Muqdisho
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed. Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa loo galbiyay Madaxtooyada, halkaasoo wada hadalo labo geesood ah…
Todobaadkan Barnaamijka Waxa uu ku Saabsan yahayDoorka mukhaadaraadku ku leeyahay amni darrada ay sababaan dhallinyaradu. Barnamijka waxaa diyaarisay Radio Warsan iyo BBC Media Action waxaan maalgelisay Midowga Yurub (European Union).…
Todobaadkan Barnaamijka Waxa uu ku Saabsan yahay doorka isku-tanaasulka iyo is-aqbalaadda bulshadu uga qeyb qaataan ka hortagga khilaafaadka. Barnamijka waxaa diyaarisay Radio Warsan iyo BBC Media Action waxaan maalgelisay Midowga…








