Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta ,Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa ka qeyb galay Bandhigga Dhaqanka, Fanka iyo Farshaxanka dalalka bariga Africa oo lagu soo gabogabeeyay magaalada Addis Ababa…
Category
WARARKA MAANTA
Ciidamada Difaaca Puntland ayaa weli sii wada howlgallo ballaaran oo ay ka fulinayaan Buuraleyda Calmiskaad, halkaas oo muddooyinkii dambe ay ku dhuumaaleysanayeen kooxaha argagixisada ah ee Daacish. Howlgalkan oo socday…
Al-shabaabkii ย lagu jebiyay dagaalka Hirshabelle oo la sheegay in ay buux dhaafiyeen deegaano ka tirsan KGS.
written by Warsan Radio
deegaanada KGS ayaa la sheegaya In maleeshiyaadka Al-shabaab ee lagu jebiyay dagaalka ka socda Hirshabelle ay buux dhaafiyeen deegaanadaasi, sida ay xaqiijiyeen saaraakiisha ciidamada dowladda. Maleeshiyaadka kooxda oo wata gaadiidka…
๐ฅ๐ฎโ๐ถ๐ถ๐๐๐น ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฒ ๐ซ๐ฎ๐บ๐๐ฎ ๐ผ๐ผ ๐ธ๐ฎ ๐พ๐ฎ๐๐ฏ ๐ด๐ฎ๐น๐ฎ๐ ๐ธ๐๐น๐ฎ๐ป ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ ๐ฒ๐ฒ๐ฑ ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ท๐ถ๐ฟ ๐ฎ๐ต ๐ผ๐ผ ๐ฎ๐ ๐๐ฒ๐ฒ๐๐ต๐ฒ๐ฒ๐ป ๐๐๐ ๐ถ๐๐ผ ๐ฆ๐๐๐
written by Warsan Radio
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa ka qaybgalay kulan madaxeed wadajir ah oo ay yeeshaan dalalka xubnaha ka ah urur gobolleedyada Bariga iyo Koonfurta…










