Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in dalka uu ka socdo dagaal adag oo lagula jiro cadowga Khawaarijta ee nabadda iyo horumarka diiddan, jab…
WARARKA MAANTA
Guddoomiyaha SoDMA oo Muqdisho kulan muhiim ah kula qaatay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya
Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Musiibooyinka, Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa magaalada Muqdisho kulan muhiim ah kula qaatay Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Danjire Wang Yu. Kulanka ayaa si gaar…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ugu ambabaxay dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga, kadib casuumaad uu ka helay dhiggiisa Madaxwaynaha…
Hoggaamiyeyaasha Yurub ayaa ku kulmaya magaalada Paris, shir-madaxeed ay wada qabanayaan madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron iyo raysalwsaaraha Ingiriiska Sir Keir Starmer si ay uga wada hadlaan dagaalka Ukraine. โGolaha rabitaankaโ…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah kula yeeshay dhiggiisa dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane Recep Tayyip Erdoฤan, xarunta Madaxtooyada dalkaas ee Ankara.…
Agaasimaha Hey’adda Nabadsugidda ย ย iyo Madaxweyne kuxigeenka Hirshabeelle kula yeeshay ย ย Odayaasha ย gobolka Hiiraan ย
Agaasimaha Hey’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) iyo Madaxweyne kuxigeenka Hirshabeelle Yuusuf Ahmed Hagar ayaa maanta shir muhiim ah kula yeeshay degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan Odayaasha dhaqanka, shirkaas oo…
Ciidamada Daraawiishta Puntland OO Guulo ka sheegtayย Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada Daacish.
Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland oo maanta gudaha u galay Godka Aleelo-Yar ee Miiraale, oo habeen hore Maraykanku duqeeyay, ayaa halkaasi ugu tegay Maydadka Argagixisada Daacish burburka ku hoosjira…










