War qoraal ah oo uu ku baahiyay Bartiisa X ee loo aqoon jiray Twitter Afhayeenka madaxweynaha Somaliland Xuseen Aadan Cige (Deyr), ayaa ka horyimid qorshaha madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ee…
Category
WARARKA MAANTA
RW Xamse oo Goordhaw ku wajahan Magaalada Laascaanood iyo ujeedka Safarkiisa
written by Warsan Radio
Waxaa lagu wadaa in wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ay goordhow ka ambabaxaan magaalada Muqdisho, iyagoo ku wajahan magaalada Laascaanood, oo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti, halkaasi oo uu kula kulmi doono dhiggiisa Mudane Madaxwayne…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo Taliyaha Ciidanka Badda u Magaacabay S/Guuto Cabdiwahaab Cabdullaahi Cumar.
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo jeedinta Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa Taliyaha Ciidanka Badda u Magaacabay S/Guuto Cabdiwahaab Cabdullaahi Cumar. Madaxweynaha ayaa wareegtada ku sheegay dadaalka ay…










