Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka walaaltinimo iyo iskaashiga…
WARARKA MAANTA
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhawaan dalka eriday Anna Saleem Högberg, safiir-ku-xigeenka iyo madaxda Iskaashiga Horumarinta ee Iswiidhan, kadib markii lagu eedeeyey inay sumcad-dil ku samaysay dowladda Soomaaliya. Go’aankan ayaa ka…
Booliska Muqdisho oo Xabsiga dhigay Guddoomiyaha mid ka mid ah Xisbiyada dalka ka jira
Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ka howlgala saldhigga booliska degmada Xamarweyne, ayaa fiidnimadii caawa xabsiga dhigay Cabdiraxmaan Suleymaan Jaamac, oo ah Guddoomiyaha Xisbiga Shacabka Soomaaliyeed, ka mid ah xisbiyada…
Madaxweynihii 9aad ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa soo saarey war-saxafadeed uu codkiisa ku biiriyay cambaareyn loo jeediyay xariga dowladda kula kacday hogaamiyaha xisbiga dadka. “Xarigga sharci darrada ah ee…
Madaxweynaha Soomaaliya oo shir guddoomiyay kulan ay isugu yimaadeen hoggaamiyeyaasha dowlad goboleedyada qaar
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir guddoomiyay kulan ay isugu yimaadeen hoggaamiyeyaasha dowlad goboleedyada Koonfur Galbeed, Hirshabeelle iyo Galmudug, kaas oo horudhac u ah baaqii madaxweynaha…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo gaaray magaalada Kampala
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda, halkaas oo uu kula kulmi doono Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Uganda Mudane Yoweri Museveni. Booqashada shaqo…
Tashkent-Uzbekistan 06, April, 2025: Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulle (Jaabiri) oo safar shaqo ku jooga wadanka Uzbekistan ayaa ka qeyb galay kulanka 150-aad…










