Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay in dalkiisu qorsheynayo inuu aqoonsado dowlad madax-bannaan oo Falastiin ah bilaha soo socda, isagoo xusay in tallaabadan si rasmi ah loogu dhawaaqi karo shir…
WARARKA MAANTA
Soomaaliya & Masar oo dal ku galka ka dhaafaya Muwaadiniinta labada dal ee haysta Baasaboorka diblomaasiga
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa lagu bogaadiyey howlgallada dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee socda qaar ka mid ah gobollada dalka. Kulanka…
Wasiirka Gaashaandhigga oo Hambalyo u Diray Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Munaasabadda 65-Guurada Aasaaskooda
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray saraakiisha, saraakiil-xigeennada, alifleyda, dableyda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo qoysaskooda, xuska 65 sano…
Dowladda Aljeeriya ayaa soo badbaadisay tahriibeyaal doon kula xumaatay Badda Aljeeriya sida uu Warbaahinta qaranka u xaqiijiyey Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya Caasimadda Aljeeriya Mudane Yuusuf Axmed Xasan( Jeego)dadkan ayey…
๐ฅ๐ฎโ๐ถ๐ถ๐๐๐น ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฒ ๐ซ๐ฎ๐บ๐๐ฎ: โ๐ ๐ฎ๐ฎ๐บ๐๐น๐ธ๐ฎ ๐ฆ๐ฆ๐โ๐๐ต๐ฎ๐ฎ๐๐๐บ๐ผ ๐๐๐ ๐๐ ๐ธ๐ ๐๐ถ๐บ๐ถ๐ฑ ๐ฟ๐ฎ๐ฏ๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ ๐๐ต๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ฏ๐ธ๐ฎโ
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ku guda-jira socdaalka nabadda iyo midnimada ee uu ku joogo magaalada Laascaanood, ayaa caawa ka qeyb-galay munaasabad weyn oo…
๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐, ๐จ๐จ ๐ญ๐๐ฅ๐ฅ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง ๐ค๐ ๐๐ก๐๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐ญ๐๐ฒ ๐๐ฌ๐ข๐ฆ๐ฆ๐๐๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐ง๐ค๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ก๐จ๐จ๐๐ฅ๐
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la qaatay Isimadda dhaqanka ee Buuhoodle. Raโiisul Wasaaraha, oo ku guda jira La-tashiyada bulshada deegaannada SSC-Khaatumo, ayaa isimada ka…
Raโiisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre oo weli ku sugan magaalada Laascaanood ayaa xalay la kulmay waxgaradka, qaybaha bulshad iyo hoggaanka sar ee maamulka SSC-Khaatumo, isaga oo…










