Waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay kulamo u dhaxeeya Madax ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Wafdi sare oo ka socda dalka, Ciraaq kuwaasi oo uu horkacayo Wasiirka Arrimaha Gudaha ee…
WARARKA MAANTA
Diiwaangelinta codbixiyeyaasha oo si habsami leh uga socota 13 degmo oo ka tirsan gobolka Banaadir.
Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka waxaa weli ka soconayo diiwaangelinta cod-bixiyayaasha doorashada qof iyo codka ah, taas oo maalmihii lasoo dhaafay si dardar-leh uga socotay degmooyinka gobolka Banaadir, waxaana haatan…
Wasiirka Warfaafinta oo tababar ku saabsan tabinta Doorashooyinka u furay suxufiyiin ka socda qeybaha Warbaahint
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo qaban qaabisay Aqoon Isweydaarsi ku saabsan Anshaxa Warbaahinta ee Tabinta Doorashooyinka dalka oo ay ka qeyb gelayaan ilaa 25 weriyayaal…
Waxa magaaladda Muqdisho lagu qabtay xuska maalinta caalamiga ah ee la bogaadinayo in ay bartaan kuna shaqeeyaan gabdhahu culuumta Science, Tiknoolojiyada, Ingineerinka iyo Xiisaabta. kulanka ayaa waxaa soo qababn qaabisay…
Madaxweyne Xasan Shiikh oo wada hadal la yeeshay Wafdi sare oo ka socda dalka Ruushka
Madaxweynaha Dowladd Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa kulan la yeeshay Ku-xigeenka Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Federaalka Ruushka ahna Wakiilka Gaarka ah ee Madaxweynaha dalkaasi ee Arrimaha Bariga Dhexe iyo…
Militeriga Soomaaliya iyo dadka deegaanka oo sheegay in AS kala wareegeen deegaanno ka tirsan Hiiraan
Militeriga Soomaaliya oo garabsanaya ciidanka deegaanka ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaannada u dhaxeeya Yasooman iyo Aboorey ee gobolka Hiiraan. Howlgalka ayaa lagu bartilmaameedsaday xubno ka tirsan Al-Shabaab oo muddooyinkii…










