Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo Shirka Madasha Wadatashiga Qaran oo ay ka qeyb galayaan Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada qaar, iyo Maamulka Gobolka Banaadir.Shirka oo uu…
WARARKA MAANTA
Hoggaamiyaha Dawlad Goboleedka SSC-Khaatumo, Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali, ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage. Kulankan ayaa ka dhacay hoyga uu…
Shirka Madasha Wadatashiga Qaran ayaa goordhow si rasmi ah uga furmay xarunta madaxtooyada qaranka ee Villa Somalia, iyadoo uu shir-guddoominayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Shirka ayaa…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shkh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Shirkan ayaa waxaa ka soo qeyb-galaya Ra’iisul Wasaaraha…
Soomaaliya iyo Malaysia oo kala saxiixday heshiisyo la xariira dhijitaalka iyo Amni Internet
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ee Soomaaliya ayaa laba Heshiis Is-Afgarad (MOU) oo gaar ah la saxiixatay Hay’adda Isgaarsiinta iyo Warbaahinta Malaysia (MCMC) iyo Hay’adda Amniga Internetka ee Malaysia (CyberSecurity Malaysia).…










