Kuuriyada Waqooyi ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah u xaqiijisay in ay ciidamo u dirtay Ruushka si ay uga taageeraan dagaalka ka dhanka ah Ukraine. Warbixin ay baahisay wakaaladda…
Category
WARARKA MAANTA
Qaramada Midoobay OO WAR-SAXAAFADEED ka soo saartay Munaasabadda Xuska Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka,
written by Warsan Radio
Munaasabadda Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka, ayaa Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay maanta hoosta ka xariiqday muhiimadda ay leedahay helitaanka xogta iyo xaqiijinta badqabka suxufiyiinta. “Warbaahinta madaxa-bannaan ee dhinacyada badan ayaa…









