Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay xubno matalayey qeybaha kala duwan ee bulshada Gobolka Sanaag. Raโiisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, oo ku…
Category
WARARKA MAANTA
Hantidhowraha Guud ee JFS iyo Hantidhowrayaasha Guud ee Dowlad Goboleedyada OO maanta yeeshay kulan ku saabsan horumarinta xirfadda
written by Warsan Radio
Hantidhowraha Guud ee JFS, Axmed Ciise Guutaale, iyo Hantidhowrayaasha Guud ee Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan ku saabsan horumarinta xirfadda iyo aqoonta Xafiisyada Hantidhowrka ee labada heer ee…
Madaxweyne Xasan Shiikh oo la filayo inuu Madaxda Howlgalka AUSSOM kala hadlo xoojinta dagaalka AS
written by Warsan Radio
War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud gaaray magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda. Madaxweynaha ayaa kaga qaybgalaya shirka dalalka ka tirsan Hawlgalka…
Raโiisul wasaare Xamse oo wafdi sare oo ka socda dowladda Ciraaq ka socday kala hadlay Iskaashiga Amniga
written by Warsan Radio
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,ย Xamse Cabdi Barre, ayaa la kulmay wafdi sare oo ka socda dowladda Ciraaq, kuwaasi oo uu horkacayo Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dalkaasi, Cabdul Amiir Al-Shammari.Kulanka ayaa…









