Buuraleyda Calmiskaad โ Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya laba duqeymood oo habeenkii xalay ka dhacay deegaanka buuraleyda Caal-miskeed, gaar ahaan togga Miraale oo kamid ah meelaha ay ku…
WARARKA MAANTA
Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo maanta Si Rasmi ah Xilka Gaashaandhigga u Wareejinaya
Waxaa hadda ka socota xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magaalada Muqdisho munaasabad si heer sare ah loo agaasimay, taasoo uu Wasiirkii Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur, si rasmi…
XOGHAYAHA GUUD EE GOLAHA SHACABKA BJFS OO KA QEYB GALAY KULANKA XOGHAYAASHA BAARLAMAANKA ADDUUNKA.
oghayaha guud ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulle (Jaabiri) oo safar shaqo ku jooga wadanka Uzbekistan ayaa ka qeyb galay kulanka 150-aad ee xoghayaasha Baarlamaanka Adduunka…
๐๐’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐, ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐ ๐ฎ ๐ค๐๐ฅ๐ ๐ฐ๐๐ซ๐๐๐ฃ๐ข๐ฒ๐๐ฒ ๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐๐๐ฌ๐ก๐๐๐ง๐ข๐ ๐ ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐ก๐จ๐ซ๐
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, iyo Wasiirkii hore Mudane Cabdiqaadir…
Raโiisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee XFS oo maanta shir-guddoomiyay kulankii ugu horreeyay ee ay yeeshaan Guddiga Qaran ee Taageerada La-dagaallanka ย Al-Shabaab
Raโiisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta shir-guddoomiyay kulankii ugu horreeyay ee ay yeeshaan Guddiga Qaran ee Taageerada La-dagaallanka Al-Shabaab iyo Daacish.…
Todobaadkan Barnaamijka Waxa uu ku Saabsan yahay Kaalin intee leeg bay saboolnimadu ku leedahay colaadaha deegaanada Soomaalida Barnamijka waxaa diyaarisay Radio Warsan iyo BBC Media Action waxaan maalgelisay Midowga Yurub…










