Taliyaha Guutada 9-aad ee Golle Dhexe, Yoonis Adan Xasan, ayaa si rasmi ah xariga uga jaray dhismaha cusub ee Taliska Ururka 96-aad, oo ay ka hawlgeli doonaan ciidanka Ururka 96-aad…
Category
WARARKA MAANTA
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA, Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta booqday isbitaalka weyn ee degmada Cadale ee gobolka Shabeellaha dhexe waxana uu ku wareejiyay shixnad daawo…
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SALAADDA CIIDDA KULA OOGAY KUMANNAAN SHACAB AH MASJIDKA ISBAHAYSIGA ISLAAMKA
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masaajidka Isbahaysiga Islaamka kula oogay Salaadda Ciiddul Fidriga, Kumannaan ka mid ah shacabka Soomaaliyeed, masuuliyiinta hay’adaha iyo howlwadeennnada dowladda. Madaxweynaha ayaa…
RW Xamsa Cabdi Barre oo Salaadda Ciidda kula oogay Shacabka iyo Ciidamada Qaranka degaanka Nambar 50
written by Warsan Radio
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa saaka Salaadda Ciidda kula tukaday cutubyo ka tirsan Ciidanka Qaranka iyo shacabka ku dhaqan magaalada Nambar 50 ee gobolka…










