Waxaan soo dhammaaday Horyaalka Gabdhaha ee Kubadda Cagta, waxaana ku guuleysatay kooxda Muqdisho City Club. The Women’s Football League has come to an end, with Muqdisho City Club winning the…
Afhayeenka baarlamaanka Iiraan – ahna ninka ugu sarreeya ee hogaaminaya wadahadalladii bishii hore ee ay la yeesheen Mareykanka – ayaa sheegaya in Mareykanku uu khatar geliyay amniga maraakiibta iyo tamarta…
Sida ay sheegtay warbaahinta dowladda , qarax ka dhacay warshadda rashka ee gobolka Hunan ee dalka Shiinaha ay ku dhinteen 26 qof, halka 61 kalena ay ku dhaawacmeen. Shaqaalaha samatabbixinta…
Imaaraadka Carabta (UAE) ayaa sheegtay in Iiraan ay markii ugu horreysay gantaallo iyo diyaarado aan duuliye lahayn ku qaadday dalkaas tan iyo markii xabad joojin ay la gashay Mareykanka 8-dii…
Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay in Mareykanku uu duqeeyay toddobo doomood oo “dheereeya” Iiraan ah oo ku sugan Gacanka Hormuz, xilli Washington ay raadineyso inay maraakiibta ku xayiran Gacanka ka…
Wargeyska The New York Times ayaa daabacay warbixin muujinaysa xiisad cusub oo ka taagan xeebaha Yemen, kadib markii ay adkaatay in dib loo soo celiyo markab shidaal oo lagu magacaabo…
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya ayaa si adag uga hadashay warar lagu faafiyay warbaahinta iyo baraha bulshada, kuwaas oo sheegaya in la eryayo Safiirka Isutagga Imaaraadka Carabta…
Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray kusoo dhaweeyay gogosha Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu u fidiyay in ay ku qabsoonto 10ka Bishaan oo ku beegan Axadda Todobaadka soo…