Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay ergayga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan…
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), ayaa maanta soo saaray xeer Madaxweyne oo tirsigiisu yahay Lr. 299, kaas oo lagu magacaabay Wasiirro, Wasiir-dowle iyo Wasiir ku-xigeenno cusub…
Maxaa ka jira in Dalalka xubnaha ka ah EAC in ay bixinayaan Mushaarka Xildhibaannada Dalladaas?
Madaxweynaha Dalalka ku bahoobay Dalladda Bulshada Bariga Afrika ayaa la hordhigay qorshe la xiriira in Dowladahooda ay bixiyaan mushaarka Xildhibaannada Baarlamaanka Ururkaas si loo daboolo culayska dhankaas uga imaanaya. Guddoomiyaha…
Asha Abdulle Siyad, Chairperson of the Somali Women’s Leadership Initiative, extended her congratulations to Somali women on the occasion of International Women’s Day. #iwd2026 #JusticeForWomen #Somalia #RightsJusticeAction #InternationalWomensDay #UNWomen #genderequality #iwd2026 #JusticeForWomen #Somalia #IWD2026 #RightsJusticeAction #ForAllWomenAndGirls #InternationalWomensDay #UNWomen #genderequality CAASHO CABDULLE SIYAAD: HAMBALYO KU AADAN MAALINTA…










