Guddoomiyaha Baarlamaanka Dalka Iiraan, Mohammad Bagher Ghalibaf oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Dalkiisa uu ka aarsan doonno Maraykanka iyo Israa’iil oo si wadajir ah u beegsaday Hoggaamiyihii dalkaas…
Category
WARARKA MAANTA
Madaxweynayaasha dowlad gobolleedyada Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Madoobe, iyo Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa si rasmi ah ugu yeeray xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee laga soo doortay…










