Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dawladda Qatar u fadhiya Soomaaliya, Dr. Cabdullaahi Bin Saalim Al-Nucaymi. Kulankan ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka…
Category
WARARKA MAANTA
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, kaas oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha dalka, Mudane Xamsa Cabdi Barre. Kulankan ayaa looga hadlay qodobno dhowr ah oo…
Goordhow waxaa Madaxtooyadda Soomaaliya ka furmay Dowaladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo ay qeyb ka yihiin Maamulada Puntland iyo Jubbaland. Kulankaan ayaa looga hadlayaa arrimaha doorashooyinka, Abaaraha ka jira…
Wadahadalka Dowladda Federaalka & Mucaaradka oo goordhow ka furmaya Villa Somalia
written by Warsan Radio
waxaa Madaxtooyada Soomaaliya goordhaw gaaray xubnaha Mucaaradka ee Dowladda Federaalka ay wadahadlayaan iyada oo maanta diiradda la saarayo qodobo ay wadatashi kasoo sameeyeen saacadihii lasoo dhaafay. Wadahadalkaan waxaa diiradda lagu…










