Si xadidan ayaa dib loogu furay marinka Rafax oo dhankiisa Masar ay yaallaan Gargaar isugu jira Cunto, Biyo, Daawooyin & waxyaabo kale ay u baahan yihiin dad ku nool dhanka…
Category
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay madax kala duwan oo Addis Ababa ku sugan
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Magaalada Addis Ababa kula kulmay mas’uuliyiin kala duwan oo ka qaybgashay shirka Midowga Afrika. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mas’uuliyiintaas kala hadlay…
Koofur Galbeed oo Hay’adaha Samafalka kala hadashay Abaarta ka jirta Deegaannada Dowlad-Goboleedkas
written by Warsan Radio
Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed, Cabdinaasir Cabdi Caruush ayaa kulan gaar ah la qaatay Mas’uuliyiin ka socotay Hay’adaha Samafalka iyo bah-wadaagta Gargaarka oo ay kawada hadleen…










