Wasiirka Difaaca Israa’iil, Yisrael Katz, ayaa Khamiistii ku dhawaaqay in uu amar ku bixiyay in ciidamada ay xiraan xadka u dhaxeeya Israa’iil iyo Masar oo laga dhigo aag ciidan oo…
Category
WARARKA MAANTA
Walaac xooggan ayaa laga muujiyay kororka weerarrada iyo isku dayada afduub ee ay burcad-badeedda Soomaalida ku beegsanayaan maraakiibta maraya xeebaha Soomaaliya, iyadoo xaaladdan ay soo celisay cabsi horey loo qabay…
Xildhibaanada Golaha Shacabka oo ansixiyay Hindise Sharciyeedka Hanaanka Lacag Bixinta Qaranka
written by Warsan Radio
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad kulankiisa 12-aad, waxaana shir guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane…










