Taliska ciidamada Mareykanka ee qaaradda Afrika (AFRICOM) ayaa shaaciyay inuu fuliyay duqayn cirka ah oo ka dhacday gobolka Puntland, taas oo lagu bartilmaameedsaday xubno ka tirsan kooxda ISIS ee ku…
WARARKA MAANTA
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde International Airport Wasiirka Gaashaandhigga Boqortooyada Sweden, Pรฅl Jonson, iyo wafdi uu hoggaaminayo oo…
Dowladda Soomaaliya oo sharraxaad ka bixisay sababta loo horumarinayo Luuqadda Sawaaxiliga
Xilli ay dhowaan Dowladda Federaalka Soomaaliya ku amartay jaamacadaha dalka in ay horumariyaan barashada Luuqadda Sawaaxiliga, ayaa arrintaasi faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay Safiirka Soomaaliya ee dalka Tansaaniya, Danjire Ilyaas Cali Xasan.…
Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo daahfuray Kormeerka Hirgelinta Mashruuca Isdhexgalka Dijitaalka Bariga Afrika
Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamed Soomaali, ayaa si rasmi ah u daahfuray Kormeerka Hirgelinta Mashruuca Isdhexgalka Dijitaalka Bariga Afrika (The Eastern Africa Regional Digital Integration…
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa magaalada Geneva kulamo gaar ah kula qaadatay qaar ka mid ah Safiirada dalalka caalamka…
๐๐ซ. ๐๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ซ: โ๐๐๐๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง ๐ญ๐๐ฒ๐จ ๐ฅ๐๐ก, ๐๐ข๐ฒ๐จ-๐ฆ๐๐ซ๐๐๐ง๐ง๐จ ๐ฐ๐๐๐ซ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ ๐จ๐จ ๐๐ข๐ ๐ฎ ๐ก๐๐ฌ๐ก๐ ๐๐ข๐ฅ๐ข๐๐๐๐๐๐ข๐ข ๐๐๐ซ๐ข-๐ฌ๐๐ฆ๐๐๐๐ค๐ข๐ขโ
Taliyaha Booliska Soomaaliya oo saraakiisha kala shiray sugoda amniga Muqdisho
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa shir guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee amniga Caasimadda. Kulanka oo ay ka qaybgaleen dhammaan saraakiisha Booliska ee ka howl-gala Muqdisho,…










