Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa maanta kulan muhiim ah oo istiraatiiji ah la yeeshay saraakiil sare oo ka tirsan Ciidamada Mareykanka ee arrimaha amniga Bariga Afrika. Madaxweynaha ayaa…
Category
WARARKA MAANTA
Waxaa xalay kulan balaaran oo ay isugu yimaadeen Madasha Samatabixinta, Xildhibaanada samatabixinta, haweenka, aqoonyahanada, qurbo joogto, ururada bulshada, dhalinyarada, ganacsatada iyo dhibanayaasha shacabka la barakiciyey . Kulankan, ayaa war-murtiyeed laga…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay madax ka tirsan dowladda Mareykanka
written by Warsan Radio
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan gaar ah kula yeeshay magaalada New York Madaxa Arrimaha Siyaasadda ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maraykanka, Marwo Allison Hooker, La-Taliyaha Arrimaha Afrika…









