Golaha Wasiiradda XFS ayaa ansixiyay heshiisyo difaaca ah oo Soomaaliya la saxiixatay dalalka Urdun, Qadar iyo Pakistan. Kulanka toddobaadlaha ee Golaha Wasiiradda Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu anxiyay heshiisyo…
Category
WARARKA MAANTA
Guddoomiyaha Mandheera “Ma aqbali karno in Ciidanka Jubbaland ay sii joogaan Mandheera”
written by Warsan Radio
Guddoomiyaha Ismaamulka Mandheera Maxamed Khaliif ayaa walaac ka muujiyay ciidamada katirsan Dowlad-Goboleedka Jubbaland ee jooga Magaaladaas kuwaas oo isaga soo baxay Magaalada Baladxaawo oo dagaal uga qabsadeen ciidanka Dowladda Federaalka.…
Dhageyso: Barnaamijka Waxdbarashada ee Idaacada Warsan oo idin soo diyaarisey Wariye Nuurto Mohamed Hussein.
written by Warsan Radio
Dhageyso: Barnaamijka Waxdbarashada ee Idaacada Warsan oo idin soo diyaarisey Wariye Nuurto Mohamed Hussein. Dhageyso: Barnaamijka Waxdbarashada ee Idaacada Warsan oo idin soo diyaarisey Wariye Nuurto Mohamed Hussein. was last…










