Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgallo ay saacadihii la soo dhaafay ciidanka xoogga dalka ay ka sameeyeen deegaanno hoos yimaada duleedka magaalada Maxaas ee gobolka Hiiraan. Howlgalka ayaa…
Category
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Xasan Shiikh oo warqadaha Aqoonsiga ka guddoomay danjireyaasha 9 wadan
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta ka guddoomay waraaqaha aqoonsiga danjiranimo safiirrada cusub ee dalalka Itoobiya, Ghana, Ivory Coast, Mexico, Venezuela, Korea, Mauritania, iyo Ciraaq. Madaxweynaha ayaa…










