Madaxweynaha hadda talada haya ee Maraykanka Donald Trump ayaa Madaxweynihii hore ee Maraykanka Barack Obama ku eedeeyay “khiyaano qaran”, isagoo la xidhiidhiyay eedeymaha sheegaya faragelin uu Ruushka ku sameeyay doorashooyinkii…
Category
WARARKA MAANTA
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed rasmi ah ku cambaareysay afduubka iyo xadgudubka lagu sameeyay markabka SEA WORLD oo wata calanka Jasiiradda Comoros, kaasi oo qabatay Puntland, kuna sii jeeday Dekedda…










