Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige ayaa maanta shir-guddoominaya kulankan ay yeelanayaan Wasiirada Maaliyadda Madasha dalalka geeska Afrika oo sanadkani ay Dowladda Soomaaliya shir-guddoon ka tahay, kaas oo…
Category
WARARKA MAANTA
Shirkii 25-aad wasiirada Maaliyada ee Madasha Iskaashiga dalalka Geeska Afrika oo ka furmay Kenya.
written by Warsan Radio
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige ayaa maanta shir-guddoominaya kulankan ay yeelanayaan Wasiirada Maaliyadda Madasha dalalka geeska Afrika oo sanadkani ay Dowladda Soomaaliya shir-guddoon ka tahay, kaas oo…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiikiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Isku-tagga Imaaraadka Carabta u qaabilsan Soomaaliya, Ahmed Juma Al-Rumaithi. Ra’iisul Wasaaraha iyo Danjiraha ayaa kulanka…
Soomaaliya iyo Ingiriiska oo ka wadahadlay xaaladda kala guurka amniga Soomaaliya.
written by Warsan Radio
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay safiirka cusub ee Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Mudane Charles King, Kaas oo diiradda lagu saaray xoojinta…










