Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxda Dowladda kala qeybgalay munaasabadda bilowga Todobaadka Xoriyadda ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska 65-aad ee miro-dhalka halgankii gobannimo-doonka Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa…
Category
WARARKA MAANTA
Warsaxaafadeed laga soo saaray shirkii Garoowe ugu Socday Deni iyo Axmed Madoobe.
written by Warsan Radio
Madaxweynayaasha dowlad-goboleedyada Puntland iyo Jubbaland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa war-murtiyeed ay saaka ku soo saareen magaalada Garoowe si adag ugu dhaliilay Dowladda Federaalka Soomaaliya,…
Shirka Golaha Wasiirrada oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey heshiis is-af-garad u dhaxeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Masar, kuna saabsan iskaashiga arrimaha caddaaladda,…
Shirka ka socda Laascaanood oo galay maalintii labaad iyo doodo culus oo maanta hareynaya.
written by Warsan Radio
Shirka dhammaystirka dhismaha maamul goboleedka SSC KHATUMO oo ka furmay magaalada Laascaanood ayaa galay maalintiisii labaad maanta, iyadoo ajandayaasha muhiimka ah ee shirka sida dhismaha maamulka iyo arrimaha saami qaybsiga…










