Waxaa si rasmi ah maanta Muqdisho loogu furay kulammada 34โaad ee xubnaha siyaasadda Ciidamada Joogtada ah ee Bariga Afrika (EASF), iyada oo ay tahay markii ugu horreysay ee Soomaaliya martigeliso…
WARARKA MAANTA
Todobaadkan Barnaamijka Waxa uu ku Saabsan yahay Kaalinta ururada bulshadu ku leeyihiin nabad dhisidda Somaliya Barnamijka waxaa diyaarisay Radio Warsan iyo BBC Media Action waxaana maalgelisay Midowga Yurub (European Union).…
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyadda Puntland ayaa si rasmi ah u shaacisay mowqifkeeda ku aaddan dhismaha maamulka SSC-Khaatumo, iyadoo ku dhawaaqday in aysan Puntland aqoonsanayn maamulkaasi illaa laga qabto…
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda hawlaha guud, dib-u-dhiska iyo Guriyeynta, Mudane Siciid Maxamed Maxamuud-Xayd, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeybgalaya Shirka Sanadlaha ah ee 44-aad ee Guriyeynta Afrika (44th Annual General Meeting…
R/W Xamsa oo faray in gurmad deg deg ah la gaarsiiyo dadka ku nool Gobolka Awdal
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii todobaadlaha ahaa, ayaa ka hadlay sidii loogu gurman lahaa dadka ay abaartu saameysay ee gobolka Awdal, gaar ahaan degmooyinka Saylac,…
๐๐จ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐๐๐ ๐จ๐จ ๐๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐๐ฒ ๐๐๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐ฌ๐ค๐๐๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ ๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ฎ๐ซ๐ค๐ข๐ ๐.
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo uu guddoominayay Raโiisul Wasaare Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta ansixiyay heshiis is-afgarad ah oo ku saabsan iskaashiga dhinacyada shaqada, shaqo-siinta, iyo horumarinta awoodda shaqaalaha…
Wasiirka Arrimaha Gudaha Hirshabeelle iyo Maareeyaha NIRA oo kormeeray Xarunta Cusub ee Jowhar
Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Dowlad-goboleedka Hirshabeelle, Mudane Cabdirahman Daahir Guure (Karoorre) iyo Maareeyaha Guud ee Hayโadda NIRA, Mudane Cabdiweli Cali Cabdulle (Timacadde) ayaa maanta si wadajir ah u kormeeray xarunta…









