Ugu yaraan afar qof oo qaxooti ah ayaa ku dhaawacmay kadib markii ciidamada booliska ee ilaalo ka hayay xarun lagu qaybinayay gargaar ay fureen rasaas, xilli rabshado ay ka dhasheen…
Category
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaraaha XJF Soomaaliya oo guddoomiyey Gogosha Wadatashiga Qaran oo maalintii 2-aad ka socota Muqdisho,
written by Warsan Radio
Ra’iisul Wasaraaha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo guddoomiyey Gogosha Wadatashiga Qaran oo maalintii 2-aad ka socota Muqdisho, ayaa ka warbixiyey Siyaasadda Xukuumadda DanQaran ee ku aaddan…
Todobaadkan Barnaamijka Waxa uu ku Saabsan yahay xidhiidhka ka dhexeeya isbedelka cimilada iyo khilaafaadka bulshada. Barnamijka waxaa diyaarisay Radio Warsan iyo BBC Media Action waxaana maalgelisay Midowga Yurub (European Union).…
Magaalada Muqdisho iyo inta badan Gobolada dalka Soomaaliya ayaa waxaa xalay lagu qabtay munaasabado loogu dabaaldagayay 65-guuradii kasoo wareegtay markii Gobolada Waqooyi ay ka xuroobeen Gumeystihii Ingiriiska oo ku beegneyd…








