Shirka hoggaamiyeyaasha Mucaaradka ayaa galay maalintii Seddexaad, waxaana la filaya in maanta gelinka dambe ay Warmurtiyeedka ka soo saaraan shirkooda. Maanta ayaa waxaa shirka ku soo biiray hoggaanka Haweenka Soomaaliyeed,…
Category
WARARKA MAANTA
Hoggaamiyeyaasha Mucaaradka oo shuruudo adag ku xiray gogosha uu fidiyey MW Xasan Sheekh.
written by Warsan Radio
Madasha Samata-bixinta Mucaaradka oo ay ku mideysan yihiin musharaxiinta Madaxweynaha ee mucaaradka ah, ayaa si rasmi ah u soo dhoweysay gogosha siyaasadeed ee uu fidiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane…
Dowladda Soomaaliya iyo Mareykanka oo war ka soo saaray duqeyn laga fuliyey Puntland.
written by Warsan Radio
Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo kaashanaysa Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), ayaa fulisay laba duqeyn oo cirka ah oo lagu bartilmaameedsaday kooxaha Khawaarijta ah ee ISIS-Somalia, kuwaas oo halis weyn…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle. Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha, ayaa…










