Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ee ka howlgala gobolka Hiiraan ayaa maanta weerar ballaaran ku qaaday fariisimo ay kooxda Al-Shabaab ku lahaayeen dhulka howdka ah ee ku yaalla…
WARARKA MAANTA
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ) ayaa maanta xarunta saddexaad ee baasaboor bixinta ka furtay Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir. Munaasabadda furitaanka xarunta Saddexaad ayaa waxaa kasoo qeyb galay, Wasiirka Amniga…
Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa. Shirka ayaa waxaa guddoomiyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh…
Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal
Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada Sucuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya, Mudane Axmed Bin Maxamed Al-Mawlid, iyagoo si…
GUDDOOMIYE KU XIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA BJFS OO BOOQDAY XARUNTA SAFAARADDA SOOMAALIYEED EE MAGAALADDA DAR ES SALAAM.
Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow oo isaga iyo wafdi uu hogaaminayo ay safar shaqo ku joogaan wadanka Tanzania caasimadiisa Dar…
Todobaadkan Barnaamijka Waxa uu ku Saabsan yahay Doorka ay warbaahintu ka ciyaari karto nabad-dhissida Soomaaliya Barnamijka waxaa diyaarisay Radio Warsan iyo BBC Media Action waxaana maalgelisay Midowga Yurub (European Union).…










