Wasiirka Wasaaradda Amniga XFS Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Axmed Amiir ayaa warbixin ka dhageystay Guddiga gurmadka deg-degga ee wax ka qabashada…
Category
WARARKA MAANTA
Todobaadkan Barnaamijka Waxa uu ku Saabsan yahay kaalinta Wadajirka iyo Iskashigu ka qaato horumarka Bulshada Barnamijka waxaa diyaarisay Radio Warsan iyo BBC Media Action waxaan maalgelisay Midowga Yurub (European Union).…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa guddoomiyey kulanka Guddiga Sare ee Sanduuqa Nabadda iyo Xasilloonida Soomaaliya.
written by Warsan Radio
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulanka Guddiga Sare ee Sanduuqa Nabadda iyo Xasilloonida Soomaaliya oo ay hirgelintiisa Soomaaliya ka taageereyso Dowladda Talyaaniga.Ra’iisul Wasaaraha…










