Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya, Dr Abdullah Bin Salem Al Nuaimi, oo ay ka wada hadleen xoojinta…
Category
WARARKA MAANTA
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulankoodii caadiga ahaa, kaasi oo ajandihiisu yahay akhrinta koowaad ee Heshiiska lagu dhisay Urur Goboleedka Horumarinta (IGAD). Kulankan ayaa imaanaya kadib markii…
waxa magaaladda Muqdisho lagu qabtay xuska maalinta caalamiga ah ee la bogaadinayo in ay bartaan kuna shaqeeyaan gabdhahu culuumta Science, Tiknoolojiyada, Ingineerinka iyo Xiisaabta. kulanka ayaa waxaa soo qababn qaabisay…
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidanka Booliiska oo tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan Daraawiishta,
written by Warsan Radio
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag iyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa wadajir u soo xiray tababar u socday ciidamo ka tirsan…










