Guddoomiye ku-xigeenka Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee (SoDMA), Dr. Axmed Cabdi Aadam, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir, Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh), oo…
Category
WARARKA MAANTA
Saalax Axmed Jaamac, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey Isbeddelka Cimillada,
written by Warsan Radio
Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey Isbeddelka Cimillada, Sugnaanta Cuntada iyo Hindisayaasha Qorshaha Isbeddelka Qaranka, (NTP 2025-2029). Kulanka, ayaa…
Hoggaamiyaha Dawlad Goboleedka SSC-Khaatumo, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali, ayaa maalmahan kulamo siyaasadeed muhiim ah ka wada Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, kuwaas oo qeyb ka ah dadaallada sii xoojinaya iskaashiga u…










