Waxaa kulan muhiim ah isugu yimid guud ahaan ururada haweenka oo loga hadlayaya wax ka beddelka, wasiiirka cusub ee loo magacaabay wasaaraddii Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka oo hadda loo…
Category
WARARKA MAANTA
Baraha bulshada marka la eego Soomaaliya dadkaqaarka mid waxay baraha bushada u isticmaalaan siyaaboaan ku haboonayn dhaqanka bulshada. Mar marka qaarwaxa dhacda, in koox ama shaqsi lagu aflagaadeeyo iyo in laga hadlo waxyaabo anshaxa ka baxsan. Markii ugu horeysay booliska Soomaaliya ayaa soo xidhaygabdho lagu eedeeyay in ay kicin bulsho ka dhex wadeenalaada TikTok, kuwaas oo markii dambe maxkamada la soo taagay oo dacwadooda lagu qaaday, laguna xukumaylix bilood qofkii ba. Ururka Somali Resilience Initiative (SRI), ayaa soo qabanqaabiyaya barnaamij looga hadlayay isticmaalka barahabulshada, saamaynta iyo sida…










