Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta si rasmi ah Aqalka Martida ee magaalada Kismaayo uga furay Shirweynaha Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada, kaas oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda…
Category
WARARKA MAANTA
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland oo shir-guddoomiyey fadhiga 7-aad ee Guddiga Joogtada ah.
written by Warsan Radio
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Abdirisak Ahmed Said oo uu weheliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mohamed Mahamud Esse ayaa shir-guddoomiyey fadhiga 7-aad ee Guddiga Joogtada ah. Fadhiga maanta waxaa warbixinta looga dhegeystey…
Wasiirka Gaashaandhigga oo Daahfuray Tababarka Horumarinta Qorshaha Warbaahinta Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Ciidamada Qalabka Sida.
written by Warsan Radio
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Danjire Ahmed Moallim Fiqi, ayaa maanta si rasmi ah xarunta Warbaahinta ee Wasaaradda uga daahfuray tababar loogu talagalay diyaarinta iyo mideynta qorshaha warbaahineed ee Wasaaradda Gaashaandhigga iyo…










