Senetarrada Maraykanka ayaa ansixiyay in Janaraal Dagvin Anderson oo ahaa Taliyaha ciidanka Cirka Dalkaas uu noqdo taliyaha ciidanka AFRICOM ee ka howlgalla qaaradda Afrika. Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa soo…
WARARKA MAANTA
Wasiirka Amniga oo guddoomiyay kulan wada shaqeyn ah ee Hay’adaha HSJ iyo NIRA
Wasiirka Amniga Gudaha, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey wada shaqeynta iyo sare u qaadista sumcadda Baasaboorka Soomaaliyeed. Ujeedooyinka ugu waaweyn ee kulanka waxa ka mid…
Todobaadkan Barnaamijka Waxa uu ku Saabsan yahay kaalinta ciyaaruhu ay ku yeelan karaan is-dhexgalka iyo wadajirka bulshada. Barnamijka waxaa diyaarisay Radio Warsan iyo BBC Media Action waxaana maalgelisay Midowga Yurub…
Todobaadkan Barnaamijka Waxa uu ku Saabsan yahay Kaalinta Xorriyadda hadalku ka qaadan karto dawlad-wanaagga iyo nabad dhisidda. Barnamijka waxaa diyaarisay Radio Warsan iyo BBC Media Action waxaana maalgelisay Midowga Yurub…
Todobaadkan Barnaamijka Waxa uu ku Saabsan yahay Muhiimadda ay codbixintu u leedahay muwaadininiinta si ay u jaangooyaan mustaqbalkooda. Barnamijka waxaa diyaarisay Radio Warsan iyo BBC Media Action waxaana maalgelisay Midowga…
Urur Goboleedka IGAD ayaa soo dhaweeyay heshiiska ay wada gaareen Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubno ka tirsan Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ee ku saabsan hannaanka doorashooyinka. Xoghayaha Fulinta IGAD, Dr.…
Ra’iisul wasaare Xamse oo khudbad ka jeediyay shir u dhaxeeya Carabta iyo Shiinaha
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa maanta khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyay furitaanka Bandhigga 7-aad ee Carabta iyo Shiinaha ee lagu qabtay magaalada Yinchuan. Ra’iisul wasaaraha…








