Dhakhaatiirta ka hawlgasha mid ka mid ah isbitaaladii ugu dambeeyay ee magaalada Qasa ayaa sheegay in ay la ciirciirayaan dhaawacyada ka dhashay duqeymaha Israa’iil ayna ku qasban yihiin in ay…
Category
WARARKA MAANTA
MW Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe oo weli is mari la’ iyo Kenya oo isku dayeysa inay badbaadiso wada-hadallada
written by Warsan Radio
Wada-hadalladii u dhexeeyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa xalay natiijo la’aan kusoo dhammaaday, kadib markii labada dhinac ay isku mari waayeen…
Madaxweynaha Hirshabelle oo weerar afka ah ku qaaday siyaasiyiinta mucaaradka ee ka soo horjeeda.
written by Warsan Radio
Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa hadal kulul u jeediyay mucaaradka maamulkaasi, isaga oo sheegay in la soo dhaafay xilligii lagu xallin jiray khilaafaadka iyo cabashooyinka iyadoo la adeegsanayo…










