Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamse Cabdi Barre oo sii wada kulamada uu la leeyahay ergada diblumaasiyadda fadhigoodu yahay dalka ayaa maanta qaabilay danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Ruushka Mudane Makhail Golovanov.…
Category
WARARKA MAANTA
Meelo kala duwan oo katirsan Dalka Maraykanka waxaa laga taagay Calanka Soomaaliya, Bulshada arrintaas samaysay ayaa diidan tallaabooyinka qalafsan ee Madaxweynahooda ku beegsanaya Soomaalida ku nool Dalkaas. Goobaha Waxbarashada iyo…










