Dowladda Maraykanka ayaa ku dhawaaqday in si degdeg ah ay muwaadiniinteeda ugala baxayso Dalal dhaca Bariga Dhexe si aanay u saamayn xaaladda sii adkaanaysa ee ka dhalatay weerarkii uu ku…
Category
WARARKA MAANTA
Degmada Jalalaqsi oo maanta ka billaabatay ololaha diiwaangelinta codbixiyaasha
written by Warsan Radio
Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle waxaa maanta ka billowday ololaha diiwaangelinta codbixiyaasha, waxaana la diyaariyay xarumaha lagu diiwaangelin doonno Dadka Magaaladaas. Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka ayaa sheegay in…
๐๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ข๐ข๐ฌ๐ ๐ค๐ฎ ๐ช๐๐๐๐ข๐ฅ๐๐ฒ ๐๐ซ๐ ๐๐ฒ๐ ๐ ๐๐๐๐ซ๐ค๐ ๐๐ก ๐๐ ๐๐๐ซ๐๐ฆ๐da ๐๐ข๐๐จ๐จ๐๐๐ฒ.
written by Warsan Radio
Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo Senatorrada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS) ayaa kulan wadajir ah ku ansixiyay Dastuurka rasmiga ah ee dalka. Kulanka oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha…
RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda
written by Warsan Radio
Muqdisho, Maarso 03, 2026: Raโiisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saalax Axmed Jaamac, iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa kulan…










