{WARSANRADIO} Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump oo maalintiisii ugu dambeysay booqasho ku maraya Bariga Dhexe, ayaa maanta la kulmay Madaxweynaha Falastiin, Mahmoud Abbas. Madaxweynaha Falastiin, ayaa Madaxweynaha Mareykanka si diiran ugu…
WARARKA MAANTA
Video Shariif Xasan oo Si Adag ugu Hadlay Dagaalada Shabeelha hoose Kormeerayna imtaxaanaadka Baydhabo
baydhabo-warsan radio-Shariif Xasan oo Si Adag ugu Hadlay Dagaalada Shabeelha hoose Kormeerayna imtaxaanaadka Baydhabo Video Shariif Xasan oo Si Adag ugu Hadlay Dagaalada Shabeelha hoose Kormeerayna imtaxaanaadka Baydhabo was last…
Dhageyso:-Waxaa maanta Magaalada Baydhabo lagu soo gabagabeeyay Imtixaankii dugsiyada Sare ee Dowlada federaalka soomaaliya wasaaradeeda waxbarashada ay u qabanaysay Ardayda dhammaysatay Dugsiyada sareb ee dalka Sanad Dugsiyeedka .
Waxaa maanta Magaalada Baydhabo lagu soo gabagabeeyay Imtixaankii dugsiyada Sare ee Dowlada federaalka soomaaliya wasaaradeeda waxbarashada ay u qabanaysay Ardayda dhammaysatay Dugsiyada sareb ee dalka Sanad Dugsiyeedka 2016-2017. Imtixaanaadka ayay…
Akhriso:-Wasaaradda Isgaarsiinta oo soo bandhigtay sahan lagu sameeyay baraha internet-ka ee wasaaradaha
{WARSANRADIO} Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ayaa soo bandhigtay sahan ay ku sameysay baraha internetka (websites) ee wasaaradaha federaalka ah, si loo eego kaalinta ay ka cayaari karaan in dadweynuhu…
DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINRA KGS,BAYDHABO
{WARSANRADIO} Barnaamijka Kulanka Warsan Ee Warsan Radio iyo warbaahinra koonfur galbeed soomaaliya Baydhabo Janaay Barnaamijka Kulanka Warsan Caawa Waxaa Soo Saarey Wariye mukhtaar sheikh aadan (DALMAR) Waxaa Soo Jeedin Dono…










