{WARSANRADIO} WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN OO IDINKAGA IMAANAAYEY MAGAALADA BAYDHABO JANAAY
WARARKA MAANTA
Dhageeyso:-Barnaamijka Tartan Aqooneedka habeenkii 9 si toos ah usocda barnamijkii tartan aqonedka raadiyaha warsan baydhabo
{WARSANRADIO} habeenkii 9 si toos ah usocda barnamijkii tartan aqonedka raadiyaha warsan baydhabo ayadoo caawa ay wada tartamayan xafadha kala ah Towfiiq(A) CADAADA (B) Dhageeyso:-Barnaamijka Tartan Aqooneedka habeenkii 9 si…
Akhriso:-Saameynta ka dhalan karta Xiriirkii loo jaray dowladda Qatar (Warbixin)
{WARSANRADIO} Dalka Qatar ayaa mar ahaa wadanka ugu faqrisan wadamada Khaliijka, balse maanta wuxuu ugu horeeyaa kugu taajirsan gobolka, walina wuxuu wadaa kobcintiisa dhanka dhaqaalaha. Waxaana dalkaasi uu ku tiirsan yahay…
{WARSANRADIO} Dowladda Indonesia ayaa gargaarkii ugu horeeyay oo ay ugu talo gashay dadka abaaraha ku saameeyeen Soomaaliya ku wareejisay dowladda Soomaaliya. Wasaarada gargaarka Soomaaliya ayaa la wareegtay deeqdaan ka timid…
Dhageeyso:-Barnaamijka Tartan Qooneedka waxaa habeenkii 10 si toos ah usocda barnamijkii tartan aqonedka raadiyaha warsan baydhabo
{WARSANRADIO} waxaa habeenkii 10 si toos ah usocda barnamijkii Tartan Aqooneedka radiyaha Warsan baydhabo ayadoo caawa ay wada tartamayaan xafdaha kala ah Salameey (A) IYO Bardaale (B) Dhageeyso:-Barnaamijka Tartan Qooneedka…







